OGAYSIIS
Waxaan umada Soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaan Shacabka jubaland u sheegaynaa in website kaan lagu aruurin doono xogaha, hantida danta guud iyo gaar ee shaqsiyaadka maamulka jubland iyo ganacsatada sida sharciga baalmarsan ku qaateen , waxaana la wadaagi doonaa hayadaha sharciga dalka iyo kuwa caalamiga
Hadii aad wax xog ah hayso nala wadaag markaan xaqiijino waxaan kusoo daabaci doona website
waxii xog ah nagala soo xiriir email kan jpacjubaland@gmail.com